qunsul xigeen
(m.l) (-nno, m.dh)

(taar.) Ninka ku xiga qunsulka (arrimaha qunsulliyadda).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qunsul xigeen

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg